Xubnaha Golaha Ammaanka & Nabadgelyada Midowga Afrika oo Muqdisho yimid (Sawirro)

Wafdi ka socda Golaha Ammaanka iyo Nabadgelyada Midowga Afrika oo ka kooban 15 xubnood ayaa maanta soo gaaray Caasimadda Muqdisho, waxaana garoonka ku soo dhoweeyay Mudane Cabdulqaadir Axmed-kheyr Cabdi, Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya. “Imaanshaha Wafdi ka socda Golaha Ammaanka iyo Nabadgelyada Midowga Afrika ayaa ka dhigan mid dhiirrogelin … Continue reading Xubnaha Golaha Ammaanka & Nabadgelyada Midowga Afrika oo Muqdisho yimid (Sawirro)